Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa Kenya, Mudane William Ruto, gudaha Aqalka Madaxtooyada Kenya.
Kulankan waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal ee dariska ah, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo arrimaha ganacsiga.
Qodobada ugu waaweyn ee laga wada hadlay:




From the comments