Wakaaladda rasmiga ah ee Suuriya (SANA) ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay u suurtagashay inay la wareegaan amniga magaalada Xamaa.
Ciidanka ayaa inta badan ka saaray Magaalada xoogagga mucaaradka isla markaana waxa ay burburiyeen gawaaridooda.
SNA waxay baahisay in milateriga ay sii wadaan howlgallada ka dhanka ah xoogaggaas ee waqooyiga dalka.




From the comments