Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac ah sababay ayaa ka qarxay deegaanka Xarfo ee gobolka Mudug subaxnimadii hore ee maanta sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Iskahorimaadkan ayaa udhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo walaalo ah, kuwaas oo isku haya muran dhuleed iyo qodista ceel biyoodyo.
Inta la xaqiijiyay, dagaalka ayaa sababay dhimashada laba ruux, halka dhaawacyo ay jiraan.




From the comments