Goobjoog

Trump oo ka soo horjeestay in madaxweynaha Ukraine uu qeyb ka noqdo wada-hadallada ku saabsan xaaladda dalkiisa

Donald Trump ayaa sheegay in madaxweynaha Ukraine aysan muhiim ahayn inuu ka qeyb-galo wada-hadallada iyo dadaallada uu wado Mareykanku ee ku saabsan dagaalka muddada dheer socday ee u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine

” Zelensky waxa uu ka cudur-daartay in uu ka qayb galo shirkii Sucuudiga, balse waxa uu ku lug lahaa shirar muddo saddex sano ah dhacayay oo aan waxba ka soo bixin; Markaa aad muhiim uma aha inuu ka qayb galo shirarka” ayuu yiri Donald Trump

Xariirka u dhexeeya madaxweynaha Mareykanka iyo dhiggiisa Ukraine ayaa aad u soo sii xumaanaya, ayadoo Trump uu dhowaan Zelensky ku tilmaamay keligii-taliye doorasho la’aan isaga jooga, sidoo kale aan waxba ka ogeyn halka ay ku baxday balaayiin doolar oo Mareykanku dalkaas ku bixiyay.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments