Qarax xooggan ayaa subaxnimadii Isniinta maanta ah laga maqlay agagaarka Qunsuliyadda Ruushka ee magaalada Marseille ee dalka Faransiiska, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha Faransiisku.
Gaadiidka dab-damis ayaa goobta gaaray, Qunsulka guud ee Ruushka u joogo Marseille, Stanislav Oranskiy ayaana xaqiijiyay in qaruxu uu ka dhacay gudaha warshad ku taalla xarunta qunsulliyadda dhexdeeda.
Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka oo dhacdadan war kooban ka soo saartay ayaa ku tilmaantay fal argagixisanimo, balse ma sheegin cidda ka dambeysa.




From the comments