Goobjoog

Ciidanka Israa’iil oo dad Suuriyaan ah ka shaqaalaysiinaysa dhul ay dalkaas horay uga qabsadeen

Warbaahinta Israa’iil oo soo xiganaysa ilo-wareedyo dhinaca ammaanka ah ayaa sheegtay in hay’adaha ammaanku ay isku diyaarinayaan sidii ay u qaabili lahaayeen shaqaale ka socda Suuriya oo ka shaqayn doona dhismaha iyo beeraha dhulka ku teedsan buuraleyda Golan ka dib codsi uga yimi golaha deegaanka.

Deegaanka oo  Israa’iil gacanta u galay intii uu socday dagaalkii 6-da maalmood ee Israa’iil dalalk Carabta dhex maray sanadkii 1967-dii ayay Suuriya u aqoonsantahay dhul xoog looga haysto, balse Israa’iil oo in ka badan 50 sano maamulaysay ayaa ka dhigatay aag difaac oo muhiim ah.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments