Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa kormeeray aagagga ay ciidamadu ku suganyihiin ee kala ah Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.
Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo hoggaanka xoogagga deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday Kooxda Al-Shabaab.
“Hirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halkan waa rejada shacabka Soomaaliyeed.” ayuu yiri madaxweyne Cali Guudlaawe.




From the comments