Wararka naga soo gaaraya degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka.
Sarkaalla la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac Aadan Xassan wuxuu ahaa Taliyihii Saadka CXD ee xerada Uk ee ku taala Dagmada Baladxaawo
Waxaa la sheegay Jaamac in uu ka soo baxay GYM Jimcsi kadibna wuxuu u socday hoyga uu ka dagan yahay magaalada ka hor inta aysan toogan kooxda hubeysan.




From the comments