Dowladda Ingiriiska ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay isgoyska Ceelgaabta ee degmada Xamar Jajab, Muqdisho, kaas oo lala beegsaday kolonyada gaadiidka Madaxweynaha Soomaaliya.
Weerarkan ayaa sababay dhimashada askar, wariyeyaal, iyo dad shacab ah.
Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay safaaradda UK ee Muqdisho, dowladda Ingiriiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehellada iyo qaraabada dadka ku naf waayey weerarkan.




From the comments