Wararka laga helayo deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul oo ka timid gobolka Gedo ay ku dhacday halkaas.
Maamulka deegaanka Jasiira iyo goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey shilka, balse wali lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dhacdadan.




From the comments