Wararka naga soo gaaraya goobta shilka ayaa xaqiijinaya in shan qof oo saarnaa diyaarad burburtay ay dhammaantood ku geeriyoodeen shilkaas.
Diyaaraddan, oo markii hore la sheegay in ay saarnaayeen afar qof, ayaa hadda si rasmi ah loo xaqiijiyay in ay watey shan ruux, kuwaas oo dhammaantood u dhashay dalka Kenya.
Ciidamada gurmadka ayaa durbadiiba u gurmaday goobta shilka, iyaga oo dadaal dheer kadib maydadka ka soo saaray burburka diyaaradda.




From the comments