Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay (QM) ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho xilli ay ku soo degeysay.
Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradda ay kasoo laabatay magaalada Baydhabo, islamarkaana siday 17 shaqaalle ah.
Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga ee garoonka, shilku wuxuu ka dhacay iyadoo diyaaradda ay soo degeysay, laakiin si wanaagsan ayaa loo xakameeyay.




From the comments