Maanta, Abriil 21, 2025, waxaa geeriyooday Pope Francis, oo ahaa hogaamiyaha Kaniisadda Katooliga ee Caalamka, isagoo 88 jir ah.
Pope Francis wuxuu caan ku ahaa inuu ahaa Pope-kii ugu horreeyay ee Jesuit ah, kii ugu horreeyay ee ka yimaada Latin America, iyo kii ugu horreeyay ee aan Yurub ka imaan muddo ka badan 1,200 sano.
Intii uu xilka hayay laga bilaabo 2013, Pope Francis wuxuu caan ku noqday dadaalkiisa ku aaddan isbeddelka, iyo daryeelka deegaanka.




From the comments