Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo Dhaxal sugaha Boqortooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa kulan horudhac ah ugu bilowday garoonka King Khaalid oo ku yaala maaalada Riyadh.
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mark Robio ayaa sidoo kamid ah wefdiga madaxweyne Trump.
Waxyaabaha ugu badan ee uu Trump diiradda ku saarayo safarkiisa ayaa ah maalgashi hor leh oo lo sameeyo dhaqaalaha Mareykanka.




From the comments