Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo ay ku mideysan yihiin Musharixiinta Mucaaradka, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay war-saxaafadeed ay ku muujinayaan walaac xooggan oo ay ka qabaan habraaca loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka.
Madashu waxay tilmaantay in xulista xubnaha Guddiga lagu xad-gudbay Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah, gaar ahaan qodobada 41aad iyo 111B, oo qeexaya in guddigan uu yahay mid madax bannaan oo aan u adeegaynin dano siyaasadeed ama madaxbannaanida dowladeed.
Sidoo kale, Madashu waxay xustay in hannaanka hadda socda uu si toos ah uga hor imanayo Sharciga Lr. 16 ee soo baxay 27-kii Juun 2016, oo qeexaya nidaamka saxda ah ee loo maro dhismaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, gaar ahaan qodobka 15aad ee sheegaya in:




From the comments