Goobjoog

Israa’iil, “Iran waxay doonaysaa inay naga takhalusto

Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dowladda Iran ay gacanta ku hayso qorshe gebi ahaan lagu burburinayo nadaamkooda, islamarkaana khariidadda bariga dhexe looga tirtirayo. Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo u warramay…

Israa’iil, “Iran waxay doonaysaa inay naga takhalusto
Israeli Justice Minister Gideon Saar attends a campaign event for the new centre-right “National Unity Party”, or Hamahane Hamamlachti in Hebrew, in the Druze village of Hurfeish in northern Israel on October 11, 2022. – Israel’s November 1 election will be its fifth vote in less than four years. (Photo by JALAA MAREY / AFP) (Photo by JALAA MAREY/AFP via Getty Images)

Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dowladda Iran ay gacanta ku hayso qorshe gebi ahaan lagu burburinayo nadaamkooda, islamarkaana khariidadda bariga dhexe looga tirtirayo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo u warramay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa in Iran ay waddo qorshe istiraatijiyadeed oo ay ku baabi’inayso Israa’iil, asagoo intaas ku daray inaysan aqbali doonin khatartaas.

Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii 6-aad ay socdaan duqeymaha Iran iyo Israa’iil, islamarkaana labada dhinac uu kala gaaray khasaare baaxad leh oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments