Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray deegaanka Haawaay ee duleedka Muqdisho, Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka dhagax-dhigay mashaariic horumarineed oo ballaaran.
Madaxweynaha waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo masuuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah.
Mashaariicda laga hirgelinayo deegaanka Haawaay waxaa ugu muhiimsan:




From the comments