Qarax ismiidaamin ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad abbaaro 11:20AM, kaas oo fuliyey qof ismiidaamiyey oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Qofkaan ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay ciidamo ku jiray Feyl oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamada ammaanka ayaa bilaabay baaritaanno, waxa ay sheegeen in ay shaacin doonaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa.




From the comments