Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista lix wasiir cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirrada Galmudug. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in magacaabistan loo maray baahida loo qabo in la helo wasiirro karti iyo waayo-aragnimo leh oo ka jawaabi kara xaaladaha shaqo ee maamulka horyaalla.
Wasiirrada Cusub ee La Magacaabay:
Aadan Warsame Cilmi (Gargareeto) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha




From the comments