Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta xilka ka qaaday 6 garsoore oo ka tirsaneyd hay’adaha garsoorka ee maamulkiisa, kaddib cabashooyin la xiriiray mushahar la’aan iyo tabashooyin shaqo oo soo noqnoqday.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in garsoorayaashan laga qaaday xilalka sababo la xiriira “is-waafaq la’aanta howlaha garsoorka iyo nidaamka maamulka cadaaladda ee dowlad-goboleedka.”
Garsoorayaasha xilka laga qaaday ayaa kala ah:




From the comments