Fallaagada M23 ee ku sugan bariga dalka Congo ayaa sheegay inay hadda si buuxda ula wareegeen magaalada Uvira – oo ah magaaladii ugu dambeysay ee ay dawladdu gacanta ku haysay ee koonfurta gobolka Kivu.
War-saxaafadeed ay soo saareen, kooxdan ay Rwanda taageerto waxay ugu baaqeen askarta Congo ee haray inay is dhiibaan.
Saraakiil Gudaha ah ayaa xaqiijiyay joogitaanka dagaalyahanada M23 ee xarunta guddoomiyaha gobolka iyo hoolka magaalada.




From the comments