Muqdisho – Kulan degdeg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lagu buriyey dhammaan heshiisyadii amni ee ay Dowladda Federaalka la lahayd Imaaraadka Carabta.
heshiisyadda oo ah kuwa dhowr ah oo Imaaraadku kula jiray maamul-goboleedyada Jubaland, Somaliland iyo Puntland, kuwaas oo la xiriiray arrimaha amniga iyo maareynta dakadaha.
Golaha Wasiirrada ayaa sheegay in heshiisyadaasi lagu tilmaamay kuwo ka baxsan wada-tashiga iyo oggolaanshaha Dowladda Federaalka.




From the comments