Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, ayaa si rasmi ah u magacowday maamul cusub oo ay yeelan doonto Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Go’aankan ayaa yimid xilli xasaasi ah, maalin un ka dib markii shaqaaqo gacan ka hadal ah ay ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha ee degmadaas.
Qoraalka ka soo baxay xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xil. Ali Yusuf Ali-Xoosh, ayaa lagu faahfaahiyey magacaabista mas’uuliyiinta cusub iyo sababaha keenay isbeddelkan.




From the comments