Dowladda Iiraan ayaa si rasmi ah u diidday wada-hadallo uu dalbaday madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo uu dhexdhexaadiye ka ahaa dalka Pakistan.
Wararka laga helayo ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in Tehran ay ka gaabsatay inay ka qayb-gasho kulankaas, oo uu Mareykanku si weyn u danaynayay.
Saraakiil Mareykan ah oo uu diray Madaxweyne Trump ayaa la filayay inay la kulmaan wakiillo ka socda Iiraan, balse arrintaasi ma rumoobin.




From the comments