Goobjoog

WAR DEGDEG AH: NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Jilib ku Dilay Madaxa Sirdoonka Shabaab

Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir, oo loo yaqaanay Ikhlaas sida ay goor…

WAR DEGDEG AH: NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo Jilib ku Dilay Madaxa Sirdoonka Shabaab

Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu dilay Cabdullaahi Xaashi Labajir, oo loo yaqaanay Ikhlaas sida ay goor dhow Shaacisay NISA.

Howlgalka oo dhacay 23-kii Agoosto, ayaa ka dhacay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

Sida wararka la helayo, Ikhlaas wuxuu ahaa Madaxa Guud ee Sirdoonka Maleeshiyaadka Shabaab.

Wuxuu xilkan hayay tan iyo sannadkii 2013-kii, isagoo ka mid ahaa horjoogeyaasha ugu muhiimsan ee hoggaanka sare ee Shabaab.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments