Axmed Madoobe oo Magacaabay Madaxweyne Ku Xegeenka Labaad ee Maamulka Jubland

Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa wareegto rasmi ah oo ka soo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Mudane Mukhtaar Sheekh Axmed Cabdulle inuu noqdo Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad ee Jubaland.

Wareegtada oo maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026 laga soo saaray magaalada Kismaayo, ayaa lagu sheegay in magacaabistan ay ku saleysan tahay awoodaha dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jubaland, gaar ahaan Cutubka Afraad, Qodobka 67-aad, Farqaddiisa Shanaad ee Dastuurka Jubaland, taas oo la xiriirta awoodda Madaxweynaha ee magacaabista Golaha Fulinta Dowladda.

Magacaabistan ayaa ka dhigan in Mukhtaar Sheekh Axmed Cabdulle uu ku biirayo hoggaanka sare ee maamulka Jubaland, isagoo qaban doona xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments