Ugu Qummanaanta Quraanka
In ka badan 100 sanno caalamku wuxuu ku hoos jiray fikirka carra-edegaynta (globalization). Carra-edegayntana xaqiiqadeeda waaqiciga ah iyo hirgelinteeda dhaqan waa in aslinimada ummadaha kale la badhxo, kaddibna la hoosgeeyo…









