
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gunaanadayaa Kal fadhigii afraad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wariye ka tirsan Goobjoog FM oo ku sugan gudaha hoolka shirarka ayaa sheegay in Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud uu hada ku suganyahay xarunta baarlamaanka.
Wadoyinka Soo gala Xarunta Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Saakay gabi ahaanba Xiran, waxaana loo diiday Gawaarida gaarka loo leeyahay, kuwa dad weynaha iyo dadka shacabka ee lugeynaya in ay maraan wadooyinka ku xeeran xarunta baarlamaanka dalka taa oo ka dhigan xaqiijinta dhanka ammaanka.Waxaa imika gudaha hoolka baarlamaanka ku sugan xildhibaano badan.
Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sanadkii 2013-kii lix sharci oo kala ah:



From the comments