Goobjoog

Shacabka Muqdisho oo si weyn uga qeyb qaatay ciidul fidriga

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn isugu soo baxay fagaarayaal ka yaalla magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan farxada weyn ee ciidul fidriga. Dadka ayaa intooda badan isugu…

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn isugu soo baxay fagaarayaal ka yaalla magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan farxada weyn ee ciidul fidriga.

Dadka ayaa intooda badan isugu yimid goobo ay ka mid yihiin taallada dal jirka daahsoon iyo xeebta Liido.

[huge_it_slider id=”43″]

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments