Goobjoog

Rasaas culus oo haatan laga maqlayo qeybo ka tirsan Muqdisho

Rasaas xoogan iyo dhawaqa hub culus ayaa xilligaani laga maqlaaya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho. Rasaasta oo u muuqata iska hor imaad u dhexeeya laba dhinac ayaa ka dhaceysa Xaafadda…

Rasaas xoogan iyo dhawaqa hub culus ayaa xilligaani laga maqlaaya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Rasaasta oo u muuqata iska hor imaad u dhexeeya laba dhinac ayaa ka dhaceysa Xaafadda Buula-xubey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxana la ogeyn cidda ay dirirtu u dhaxeyso.

Wixii faahfaahin ah kala soco wararkeena dambe.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments