Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Gudigii Dhaxdhaxadinta ee Dowladda u dirtay dhamaynta xiisadihii ka taagan Degaanno hoos yimaada degmada Beledwayne ee gobolka hiraan ay soo afjari waayeen xiisadaha ka jira degaanka
Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Xuseen Kulmiye Waa Suge ayaa sheegay in hada cabsi ay ka qaban in markale dagaalo ay ka dhacaan Gobolka Hiiraan.
Waa suge ayaa sheegay in guddigii dowladda federaalka ka socday ay ku laabteen magaalada Muqdisho kadib markii ay ku guul dareysteen isku soo dhaweynta beelihii dagaalamay.



From the comments