Goobjoog

Dhageyso: Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana barnaamijka aynu kusoo qaadanay qodobo xiiso badan. Barnaamijka waxaa saaka idiin daadihinaaya Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed…

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana barnaamijka aynu kusoo qaadanay qodobo xiiso badan.

Barnaamijka waxaa saaka idiin daadihinaaya Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed Maxamuud, sidoo kale waxaad ku dhex maqli doontaan Barnaamijkeena xubnihii joogtada ahaa ee Wargeysyada, Ganacsiga iyo Ciyaaraha.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments