Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay uu meel kaga dhacay sharafta xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanka oo ka hadlayay qoraal dhawaan ka soo baxay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya, ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya uusan ahayn mid qaata laaluush.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib daro ku sheegay in wakiil waqti ku jooga uu aflagaadeeyo Xildhibaanada Soomaaliya, waa sida uu hadalka u dhigaye.



From the comments