Magalada Adis Ababa ee Dalka Eithopia waxa ka furmay Shirka Madaxda Wadamada Afrika oo uu ka qayb galayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirkan waxa diirada lagu saarayaa xal ka gaarista qalaalasaha siyaasadeed ee ka taagan Wadanka koonfurta Dalka Sudan.
Shirkan waxa furay Ra’isul wasaaraha Dalka Itoobiya Heilemarian Desalegn oo ah Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaas oo ku dheeraaday mashaakilka siyaasadeed ee ka taagan Koonfurta Dalka Sudan.



From the comments