Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Laba askari oo shalay gelinkii dambe lagu dilay duleedka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan.
Askartaasi la dilay ayeey wararku sheegayaan in ay ahaayeen kuwo si gaar ah u hoostagaayay gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha Bulshada ee maamulka gobalka Hiiraan.
Askartaan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay duleedka magaaladaasi, waxaan wararka ay sheegayaan in dilkooda uu ka dambeeyay ka dib weerar Al-shabaab halkaasi kusoo qaadeen.



From the comments