Goobjoog

Qarax khasaare geystay oo goor dhaw ka dhacay KM4 ee magaalada Muqdishu

Wararka naga soo gaaraya agagaarka KM4 ayaa sheegaya in qarax geystay khasaare oo halkaas ka dhacay, qof goobjooge ah ayaa idaacadda Goobjoog u xaqiijiyay in qof horay u ahaan jiray…

Wararka naga soo gaaraya  agagaarka KM4 ayaa sheegaya in qarax geystay khasaare oo halkaas ka dhacay,

qof goobjooge ah ayaa idaacadda Goobjoog u xaqiijiyay in qof horay u ahaan jiray Saxafi halkaas ku dhaawacmay halka mid kalana uu ku dhaawacmay.

Qaraxan ayaan la gareynta sababta iyo cidda ka dambeysay balse wixii warar ah oo arintan ku saabsan mar walba ku xidhnow shabakadda goobjoog.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments