Maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay ku guulaysteen wax ka qabashada amniga iyo nadaafadda gobalka (Dhageyso)
Sheeko:Dalka
Maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay ku guuleesteen wax ka qabashada amaanka guud ee gobalka Banaadir iyo sidoo kale dhanka nadaafadda.
Hadalkan ayaa Goobjoog FM waxaa u sheegay Afhayeenka Maamulka Gobolkan , kaas oo tilmaamay in ay bilaabeen isku xirka dadka Magaalada Muqdisho.
Waxa uu tilmaamay in dadka ay u heelan yihiin ka shaqaynta sida uu yiro Nabada Magaalada Muqdisho.
Dhanka kale Afhayeenka ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo u taagan nabadda iyo ka shaqeynta dib usoo celinta bilacda guud ee Magaalada.
Halkaan hoose ka dhageyso.
Goobjoog News