Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay goor dhaw in uu xiran yahay ilaa amar dambe kulankii maanta ee ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka.
Gudoomiyaha oo Laba jeer is xigta, xildhibaanada qaar kala kulmay sawaxan xoogan ayaa ugu damben waxa uu xafiiskiisa kulan deg deg ah kula qaatay ku xigeenkiisa Jeylaani Nuur Iikar iyo Taliyaha booliiska gobalka Banaadir Jeneraal Madaale.
Ugu dambeen ayaa gudoomiyaha waxa uu kusoo laabtay howlka shirarka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu ku dhawaaqay in kulanka uu maanta sidaasi ku xiran yahay ilaa amar dambe.



From the comments