Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee badda cas ayaa weeraray markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Israa’iil, sida ay maanta faafiyeen wargeyska Yuhuuda.
Weerarka oo aanan natiijo laga gaarin ayaa waxa uu ka dhacay gacanka Baabul Mandad loo yaqaano, waxaana markabka lahaa shirkada maraakiibta ee ZIM.
Waxaa la sheegey in markii kooxahani ay u dhawaadeen markabka ay arkeen illaalo hubeysan, kadibna ay u yeerteen ciidamo xoojin ah, markii dambe ee ay weerarka ku qaadeena ay la kulmeen iska cabin.



From the comments