Golaha nabadda iyo midnimada Jubba ayaa sheegay in dib u heshiisiin rasmi ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo uu ku hor gudban yahay khilaafka madaxda dalka.
Afhayeenka golaha nabadda iyo midnimada Jubbooyinka Salaad Cilmi Axmed ayaa sheegay in magaalada Kismaayo shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay aysan ka qeyb galin.
Wuxa uu tilmaamay Salaad Cilmi in madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha inta mad madow siyaasadeed oo iyaga ka dhex jira aysan suurta galayn in ay qeyb ka ahaadaan shirkaasi.



From the comments