Degmada Caabduwaaq ee gobalka Gal-gaduud oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad halkaasi ku sugan ayaa degan , ka dib markii Laba qof halkaasi lagu dilay .
Xaaladda guud ee degmadaasi saaka waa mid ka degan sidii hore, waxaana socda waan waan ay wadaan Odayaasha dhaqanka oo ay ku doonayaan in xiisadaan ay ku xaliyaan.
Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo ku sugan degmada Caabduwaaq ayaa soo sheegaya in meelaha ugu muhiimsan ee magaaladaasi la geeyay ciidamo gaar ah si amniga loo xaqiijiyo.



From the comments