Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.
Gudoomiyaha ayaa inta aanu bixin kahor waxa uu saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in halkaasi casumaad looga fidiyay.
Jawaari ayaa Dhanka kale sheegay in maalinta Isniinta ah ee soo socota xildhibaanada baarlamaanka yeelan doonaan kulankoodii caadiga ahaa.



From the comments