Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markale sheegey in uu yahay musharax u taagan doorashooyinka madaxnimo ee dhacaya 2016-ka.
Wuxuu la hadlay wakaaladda wararka Reuters waxyar kadib markii uu dhamaaday shirkii Copenhagen.
Wuxuu hadalkani imanayaa iyada oo uu khilaaf hareeyey madaxda dowladda kaasi oo la sheegey in uu salka ku hayo qaabka loo wajahayo doorashooyinka sanadka 2016-ka.



From the comments