Goobjoog

Abwaan Cabdi Kariin Jiir oo ka sheekeeyay taariikhda Allaha u naxariistee Jilaa Ilkacase (Dhageyso)

Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jilaagii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase oo dalka iyo dibaddaba aad looga yaqaanay. Hadaba Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir…

Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jilaagii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase oo dalka iyo dibaddaba aad looga yaqaanay.

Hadaba Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir oo u waramay Goobjoog Fm, ayaa sharaax buuxda ka bixiyay taariikhda iyo wixii lagu xusuustay Jilaa Ilkaca Case.

Jiir ayaa sheegay in Marxuumkaasi wax badan lagu xusuusan doono, fankana uu ku jiray in ka badan 30-sano.

Waxa uu Abwaanka sheegay in Marxuum Ilkacase uu ahaa shaqsi ku taqsusay dhanka Jlista, kana qeybqaatay ruwaayado badan.

Halkaan hoose ka dhageyso.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments