Maxkamadda Ciidamada maamulka Jubba ayaa markii ugu horeysey maanta ridey xukun dil ah, waxaana xukunkani lagu fuliyey askari ka tirsan ciidamada maamulka oo isagu horey u geystey dil.
Maxkamadda oo la magacaabay labo maalmood uun ka hor ayaa sheegtey in askarigani ay ku cadaatay in uu dilka geystey.
Askariga dilka lagu xukumey ayaa waxaa lagu magacaabaa Dable Cabdirisaaq Barre Cabdi Dhuux.



From the comments