U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm

Nofeembar 24, 2014

HankaWaxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Hanka Nolosha, qeybtiisa 10-aad, waana mid aynu kusoo bandhigno hanka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxaa maanta Idiin tabinaya Barnaamijkeena Raaxa Maxamed Maxamuud.

Halkaan hoose ka dhageyso.