Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada ayaa Goobjoog u sheegey in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey.
“Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan ah la akhriyaa, kadib ayaa mooshinka la qeybiyaa, intaasina ma aysan dhicin” ayuu yiri.
Wuxuu qirey in ay jiraan waraaqo ay qeybiyeen xildhibaano kale.



From the comments