Goobjoog

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Ku Dhawaaqay In uu Yahay Musharax Madaxweynenimo Gobolada Dhexe (Dhageyso + Sawirro)

Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Gaalkacayo, kana soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed, wuxuuna sheegey in uu yahay…

10Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Gaalkacayo, kana soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed, wuxuuna sheegey in uu yahay musharax madaxweynenimo maamul goboleedka gobolada dhexe ee dhismihiisa lagu mashquulsanyahay.

Qaar ka mid ah dadkii ka hadlay munaasabadda ayaa ka sheekeeyey in Cabdisamad uu soo shaqeeyey xiliyadii ugu adkaa, una qalmo in uu qabto xilkaasi.

Musharaxa Cusub ayaa sameeyey balanqaadyo in uu waxyaabo badan oo adeegyada bulshada ah wax ka qaban doono.

 

 

 

Dhageyso

 

10 9 8 7 6 5 4 3 2 1

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments