Wafdi ka taliya nabadda ayaa la filayaa in ay maanta gaaraan degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, halkaasi oo maalmahana dambe ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beelo halkaasi wada degan.
Waxa ay ka koobanyihiin wafdigaa ilaa 11 xubnoo, kuwaa oo loo xil saaray wax ka qabashada xiisadaha kusoo laab laabtay degmada Caabduwaaq iyo sidii nabad loo heli lahaa.
Duraan Cali Fareey oo ah afhayeenka gudigaan ayaa u sheegay Goobjoog Fm, in ay qabanaa rajo wanaagsan oo ah in colaadaan soo laab laabatauy la xaliyo.



From the comments