Goobjoog

Dhageyso Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur oo Ka Hadlaya Waayo Aragnimadiisa Warbaahinta

Wariyeheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya ayaa Hargeysa wareysi kula yeeshey Wariye Yuunis Cali Nuur oo muddo dheer kasoo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida, sida Radio Muqdishoow, Wakaaladda Wararka SONNA, Laanta Af-ka Soomaaliga…

Yoonis iyo Cumar SeerbiyaWariyeheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya ayaa Hargeysa wareysi kula yeeshey Wariye Yuunis Cali Nuur oo muddo dheer kasoo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida, sida Radio Muqdishoow, Wakaaladda Wararka SONNA, Laanta Af-ka Soomaaliga ee BBC-da, iyo waliba isaga oo kasoo shaqeeyey xagga tacliinta saxaafadda.

Dageysi Wacan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments